1/8
Xeel-Daaq screenshot 0
Xeel-Daaq screenshot 1
Xeel-Daaq screenshot 2
Xeel-Daaq screenshot 3
Xeel-Daaq screenshot 4
Xeel-Daaq screenshot 5
Xeel-Daaq screenshot 6
Xeel-Daaq screenshot 7
Xeel-Daaq Icon

Xeel-Daaq

WIA-Tech
Trustable Ranking Icon
1K+ダウンロード
17.5MBサイズ
Android Version Icon4.1.x+
Androidバージョン
5.0(17-10-2020)
-
(0 レビュー)
Age ratingPEGI-3
ダウンロード
詳細レビュー情報
1/8

Xeel-Daaqの説明

xeelDAAQ, waa hage si kooban kuu tusaaya dhacdooyinka

suurogalka ah ee aad la kulmi karto, hayaanka-hawleed intaad

ku gudajirto. Marleyna ma aha inay kuwaa laftoodu dhacaan

ama inay dhici doonaani. Dhugo oo kaliya, dabeedna qaado

go‟aankaaga. Waa saddex miduun aragti ahaan oo waa: hadal, hawl iyo waxqabad, ama hiil. Xeeldaaqna waa intaba.


Bahda qalinlayda iyo gole aqooneed kasta waxa dhex iyo nud u

ahi waa boorrin iyo tusaalayn. Waana gudbin ujeedadoodu iyo

inay baahiyaan wixii kastee ay u gartaan samo iyo inuu

ogaansho u qalmo. Qormaduna intaasi yuunbay ka duulaysaa,

oo waxa ula-jeedadu tahay in dhalinyar badani ku dhiirato

bilawga arrin u gaara, iyo abbaabulka hawl ay iskood u

yeeshaan maaraynteeda. Hab raacu waa kala gedismi karaa

siday ayaamihii tagay werinayaan. Lama hayo jid toosan oo

laysla yaqaano inuu dhab u daadihiyo guusha, mana jiro mid ka

ag dhow oo isna yeedhiya meerisyadda ay cawda saldhiga ahi

ka tolan tahay. Hubaashii se, dhabbada la maraayo, hubka la sito iyo gunaanadka intaba waa lagu kala gedisan yahay. Cid kastoo tidhaahda jarranjaradaa qaad, iyo taa kale u marna run may sheegin. Layskaga mid maaha xagna, oo lagama midaysna humaaga kore mooyee wax kale. Kaliya waxa la wadaagaa waa hanaanka qorshaymeed, hab-samida iyo rabitaanka guusha.


Xeel-Daaq - バージョン 5.0

(17-10-2020)
新機能はWaxaanu Ku Soo Kordhinay:Muuqaalka guud oo aanu qurxinnay...Iyo Woxogaa Ads ah oo aanu ku darnay...

まだ、レビューや評価はありません。 して最初のレビューワーになってください。

-
0 Reviews
5
4
3
2
1

Xeel-Daaq- APK情報

APKバージョン: 5.0パッケージ: som.buug.xeel_daaq
Androidでの対応: 4.1.x+ (Jelly Bean)
開発者:WIA-Tech許可:3
名前: Xeel-Daaqサイズ: 17.5 MBダウンロード: 0バージョン : 5.0リリース日: 2022-12-25 20:55:00最小スクリーン: SMALLサポートされたCPU:
パッケージ ID: som.buug.xeel_daaqSHA1署名: C4:DE:AA:FC:ED:92:F9:FD:D6:47:8F:15:BF:07:D3:BD:7F:73:EF:3F開発者 (CN): Android組織 (O): Google Inc.地域 (L): Mountain View国 (C): US都道府県/州/市 (ST): Californiaパッケージ ID: som.buug.xeel_daaqSHA1署名: C4:DE:AA:FC:ED:92:F9:FD:D6:47:8F:15:BF:07:D3:BD:7F:73:EF:3F開発者 (CN): Android組織 (O): Google Inc.地域 (L): Mountain View国 (C): US都道府県/州/市 (ST): California
appcoins-gift
ボーナスゲームさらに多くの報酬を獲得!
さらに